Warar dheeri ah oo ka soo baxaya dad shalay lagu laayey duleedka Muqdisho

Waxaa soo baxaya warar dheeri ah oo ku saabsan rag hubeysan oo shalay degaanka Lafoole ee duleedka magaalada Muqdisho ku toogtay shan qof oo saddex ka mid ah ay isku qoys ahaayeen. Ragga hubeysan ayaa la sheegay in gaariga ay dadkaasi saarnaayeen joojiyeen kadibna kala degeen ka hor inta aysan mid mid u toogan, iyagoo … Continue reading Warar dheeri ah oo ka soo baxaya dad shalay lagu laayey duleedka Muqdisho